Aasaaska Kitaabka Quduuska

With mentor • 15 lessons • 22 students

Tani waa koorso ka kooban 15 cashar. Waxaad ku baran doontaa waxyaalaha ugu muhimsan ee Kitaabka Quduuska ah, Taas oo ah fariinta Ilaah ee adiga kugu socota.

Cashar kasta waxaa ku xiga doona su'aalo. Waxaad heli doontaa lataliye ama hage khaas ah oo ku siin doona jawaabahaaga oo aad waydiin karto wixii aad suaalli karto markaskasta. Hagahagaagu wuxuu caadi ahaan kaaga soo jawaabi doonaa suaalahaaga casharka 24 ilaa 48 saacadood gudahood. Dhamaadka koorsada waxaad heli doontaa shahaado haddii Ka qaybqaadashadu ay tahay mid uu ku qanco hagahaagu. Waxaan kugula talineynaa inaad qaadato 1 ama 2 cashar maalintii. Tani waxay kuu ka dhigaysa inaad si qoto dheer uga fikirto nuxurka ruuxiga ah ee kujira casharada, iyo inaad horumariso xiriirka aad ladeehay lataliyahaaga si aad ugala hadasho su'aalahaaga iyo noloshaada ruuxiga ah. Sida ugu fiican waxay tahay in aad qaadato dhowr si aad sifiican uga bogato dhamaan koorsada.

Sidaa darteed waxaan sidoo kale kaa fileynaa inaad soo qorto wax kasta oo aad adigu soo gudbiso, adigoon isticmaalin Garaadka macmalka ah ee AI sida ChatGPT.

Waxaan rajeyneynaa inaad ku raaxaysato koorsada, iyo inaan kaa caawin doonno inaad u dhawaato oo aad waxbadan kabarato Ilaah!

Arday koorsadan hore u qaatay waxa uu yidhi:

"Waxii iigu wanaagsaanaa ee aan koorsadan kahelay waxay ahayd markii Hagahagaagu i caaway oo uu iiga jawaabay dhamaanba su'aalahayga si aan u fahmo wax badan.”

Aad ayaan uga hadlaya taas.

Start course